Madaraso cusub oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
129

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasi Dalka ayaa lagu qabtay munaasabada lagu daahfurayey dugsiga Zeytuun oo lagu baran doono qur’aanka kariimka culuumta islaamka iyo culuumta maadiga

Munaasabada furitaanka waxa kasoo qeyb galay maamulka dugsiga culumaa’udiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.