Ganacsto ku hanti beeshay dabkii kacay suuqa hanti wadaag ee magaalada jawhar

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dab qasaaro gaystay ayaa waxa uu kacay Suuqa Hanti wadaag ee magaalada Jawher ee Caasimada Hirshabeele Dabkaan ayaa waxaa saameen kala kulmaya gancstada danyarta .

Gubshada ganacsiga ayaa wax uu kabilaabtay koronto waxaan gubtay dhamaan ganacsigii ku yaala suuqa.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.