Deegaanka Xaaji weyne ee Magaalada kismaayo oo laga dhagax dhigay masjid Cusub.

0
146

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Xaaji weyne ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa laga dhagax dhigay dhismaha Masaajid weyn oo laga dhisayo deegaanka

Madasha dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin katirsan wasaarada cadaalada maamulka Jubbaland iyo qaar kamid ah bulshada deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.