Tababar ku saabsan maamulka Ganacsiga iyo sare u qaadista Wax soo saarka Beeraha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
152

Baladwaye ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka XFS ayaa magalaada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ka daah furay tababar ku saabsan maamulka Ganacsiga Iyo sare u qaadida Xirfadaha Dhalinyarada ka ganacsata Beeraha.

Tababarka oo socon doono mudo laba isbuuc ah ayaa waxa goob joog ahaa daah furkiisa wasiiro , Xildhibaano, Ganacsiga, Dhalinyarada baratay cilmiga Beeraha iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.