In ka badan 400 oo macalin oo imtixaan loogu soo gabagabeeyay Baladweyne.

0
147

Baladwayne ( Radio Beerlula )-400 boqol oo macaliin ah kuwaasi oo tababarka ugu socday mudo labo bilood ah machadka Tababarka Macalimiinta Baladweyne ayaa maanta imtixaan loogu soo gabagabeeyay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Imtixaankan oo socday mudo afar maalmood ayaa waxa imtixaan looga qaadayay macalimiinta  cashiradii ay soo barteen mudadii labada bilood ee u socday tababarka.

Warbixintaan waxa soojeedinay Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.