Dhismaha Aargada magaalada Farlibaax oo la dhagax dhigay

0
184

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka horumarinta Dhallinyarada ee Raasu-maal oo kamid ah ururada u dhaq-dhaqaaqa horumarka gobolka Hiiraan ayaa dhagax dhigay Aargada degmada Farlibaax oo dhismaheeda dhawaan bilaaban doono.

Ujeedka Dhallinyaradan ka leeyihiin hirgelinta Aargada degmada Farlibaax ayaa ah in degmada yeelato goobo taariikhi ah,kana qeyb qaadan karta bilicda degmada Farlibaax.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.