Culimada Baladweyne oo ka digtay Dhibaatada Qabyaalada.

0
112

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Sheekh Cumar Saalaax Madoobe oo kamid ah Culimada magaalada Baladwayne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin dhibaatada ay leedahay qabyaalad iyo isaga oo xilliyada qaar ka qayb qaata sidii bulshada dhexdeeda loogu saari lahaa.

Sheakh Cumar Saalax ayaa waxa uu isku xilqaamay fidinta diinta islaamka Balse Waxa u sii dheer ku baraarujinta bulshada dhibaatada laga dhaxli qabyaalada maadama diinteena ay inoogu digtay in bulshada la kala saaro.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.