700 oo arday oo ka qalinjibisay dugsiga sare ee hayaan ee magaalada Muqdisho

0
154

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 12-aad iyo fasalka 8aad islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Hayaan  ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Dugsiga sare ee Hayaan , Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.