Olole Ardayda loogu wacyigelinaayo oo bilowday deeganada Puntland

0
131

Baladwayne ( Radio Beerlula )Wasaarada waxbarashada Puntlan oo gacan ka heleysa hay,ada Care ayaa iskuulada waxbarshada Puntland ka bilowday olole lagu wacyigilinayo ardeyda gaar ahaane sidii ay ugu da daali lahaayeen waxbarshada.

Iskuulka Gambool ee garoowe ayaa lagu bilaabay wacyigilinta waxaana kumaanaanka arday ee dhigta iskuulka lagu dhiirigiliyay in ay ku da daa;aan waxbarshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.