In ka badan laba kun oo ardey oo ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya ee Muqdisho.

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa laga qabtay munaasabada ay ku qalinjabinayee in badan 2225 arday oo ka aflaxday jaamacada soomaaliya ee magaalada muqdisho isla markaan bartay kuliyadaha kale duwan ee jaamacada.

Munaasbada waxaa ka sooqayb galay maamulka jaamacada walidiin Aqoonyaho culuma diin dhalinyaro Ardayda qalinjabinaysay iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud