Dhalinyarada Baladweyne oo caqabado kala kulma guurka loo dhigo qaabka casriga.

0
147

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanay guurka sida casri ah loo dhigo halka markii hore lagu dhigi jiray guriga balse hada lagu dhigo Hoteelada

Inta badan dhalinyarada is guursto ayaa Aroos casri ah ku dhigto Hoteelada magalada Baladweyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.