Arday baratay Shareecada Islaamka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Muqdisho.

0
163

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen arday bartay Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay Machadka Daraasadka islaamlka Mixraab ee magaalada Muqdisho.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada Maamulka Machadka, waalidiin, Bahda waxbarashada, Culumo u diin , Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.