Ardey barata cilmiga beeraha oo ku guuleystay abuur Cusub oo ay ku tijaabiyeen Jowhar.

0
137

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdirisaaq Maxamed Cali iyo Cabdulahi Cabdiraxmaan Maxamed oo dhigata Jaamacadda Zamzam faraceeda magaalada Jowhar ayaa ku guuleystay inay tijaabiyaan abuurka yaanyo cusub oo laga keenay dalka kiinya.

Abuurkan yaanyada oo ku cusub dalkeenna ayaa hadda mira dhalay taasoo muujineysa inay dhalinyaradan ku guuleysteen hal abuurkii ay la yimadeen.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.