Dood loogu hadlayay Horumarinta Waxbarashada gobalka Hiiraan oo lagu qabtay Magaalada Baladweyne.

0
147

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay madal looga hadlayay sida xal loogu heli karo caqabadaha ku gudaaman waxbarashadda gobolka Hiiraan iyo sida lagu horumarin karo.

Madashan oo u soo agaasimay machadka Hiigsi ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiyaha waxbarashadda degmada Baladweyne, maamulayasha iskuullada, Baladweyne, Universal, Isbartiibo, macalimiin, ardey iyo khuburo ku xeeldheer arrimaha waxbarashadda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.