Ardayd dhameeysatay dugsiga Dhexe iyo Sare oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
117

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalada 8-aad iyo 12aad islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Taysiir   ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Taysiir , Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.