In kabadan oo 40 arday oo ka qalin jabisay iskuulka Xijaas ee Muqdisho

0
133

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 40 arday oo dhameeysatay culuumta shareecada iyo kuwa dhameeyay Dugsiga dhexe imtixaanka dawlada islamarkaana ka aflaxday markazka Xijaaz ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada muqdisho ee caasimada dalka

Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay Maamulka markazka, waliidin, Bahda waxbarashada,Macalimiin, iyo ,Ardayda qalin jabisay.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi