Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha magaalada Kismaayo Cumar Cabdulaahi Maxamed faraweyne oo shir jaraaid ku qabtay xafiiska ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo mashruuca lagu dhisayo Wadooyinka Kismaayo.
Mashruuuca ayaa la filayaa in dhawaan lasoo gabagabeeyo wajigiisa koowaad iyadoona la bilaabayo wajiga labaad.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.