Kulan looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada caruurta oo lagu qabtay deeganaka Saddex Higlo ee gobolka Mudug.

0
181

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Saddex Higlo ee Gobalka Mudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii sare loogu qaadi lahaa waxbarashadda Caruurta.

Kulankaaan ayaa waxa kasoo qayb galay Mas,uuliyiin ka socda Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug, maamulka deegaanka, Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.