Iskuul Cusub oo laga hirgaliyey Magaalada Kismaayo.

0
283

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ayaa laga daah-furay Iskuul Hoose dhexe sare oo lagu hirgaliyay si isku tashi Bulsho waxaana wax lagu bari doonaa Caruurta ka soo jeedo Qoysaska danyrta iyo Agoonta.

Waxaana ka soo qeyb galay maamulka magaalada kismaayo,  bahda waxbarshada , walidiin,  wax garadka magalada kismaayo iyo marti sharaf kale.

  • Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.