Xiddigaha Cusub Kuwa Baxay Iyo Dhamaan Isbeddelka Ku Dhacay Koox Walba Oo Premier League Ah

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xalay saqdii dhexe lasoo xidhay qaaradda Yurub, inkasta oo ay waddamadu waqtiyo kooban kala dambeeyeen.

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayay kooxuhu si aad ah u shaqeeyeen maalintii ugu dambaysay, gaar ahaan Manchester United oo saddex ciyaartoy lasoo wareegtay, halka Liverpool, Chelsea iyo Tottenham ay iyaguna saxeexyo isku xoojiyeen.

Lacagta ay kharash gareeyeen kooxaha Premier League waxay sare u dhaaftay 2 bilyan oo Gini, waana sannadkii ay lacagta ugu badan suuqa iibka ciyaartoyda geliyeen kooxaha Ingiriisku.

Halkan hoose waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa dhamaan saxeexyadii ay sameeyeen 20ka kooxood ee horyaalka Premier League, kuwii ka tegay iyo kuwa cusub ee yimid.

Halkan kaga bogo isbeddelka ku dhacay koox walba oo Premier League ah

Arsenal

In

Declan Rice [West Ham] £105m

Kai Havertz [Chelsea] £65m

Jurrien Timber [Ajax] £38m

David Raya [Brentford]Amaah

Out

Folarin Balogun [Monaco] £35m

Granit Xhaka [Bayer Leverkusen] £21m

Pablo Mari [AC Monza] £6m

Rob Holding [Crystal Palace]

Marquinhos [Nantes]Amaah

Nuno Tavares [Nottingham Forest]Amaah

Kieran Tierney [Real Sociedad]Amaah

Albert Sambi Lokonga [Luton]Amaah

Nikolaj Moller [FC St. Gallen] Lacagta lama shaacin

Mazeed Ogungbo [Barrow] Lacagta lama shaacin

Ben Cottrell [NS Mura] Lacagta lama shaacin

Mauro Bandeira [Colchester United]Amaah

Auston Trusty [Sheffield United] Lacagta lama shaacin

Matt Turner [Nottingham Forest] Lacagta lama shaacin

Alex Runarsson [Cardiff]Amaah

Tom Smith [Colchester] – Si xor ah ayuu ku tegay

Ainsley Maitland-Niles [Lyon] – Si xor ah ayuu ku tegay

Arthur Okonkwo [Wrexham]Amaah

Omar Rekik [Wigan]Amaah

Matt Smith – Waa fasaxay

Joel Ideho – Waa fasaxay

George Lewis – Waa fasaxay

Tom Smith – Waa fasaxay

Zach Awe – Waa fasaxay

Kaleel Green – Waa fasaxay

Alexandar Kovacevic – Waa fasaxay

Tino Quamina – Waa fasaxay

Mathaeus Roberts – Waa fasaxay

18

Aston Villa

In

Pau Torres [Villarreal] £35m

Youri Tielemans [Leicester] – Si xor ah ayuu ku tegay

Rico Richards [West Brom] – Si xor ah ayuu ku tegay

Moussa Diaby [Bayer Leverkusen] Lacagta lama shaacin

Clement Lenglet [Barcelona]Amaah

Nicolo Zaniolo [Galatasaray]Amaah

Out

Marvelous Nakamba [Luton Town] Lacagta lama shaacin

Wesley [Stoke City] Lacagta lama shaacin

Jaden Philogene [Hull City] £5m

Keinan Davis [Udinese] £2m

Morgan Sanson [Nice]Amaah

Kaine Kesler-Hayden [Plymouth Argyle]Amaah

Louie Barry [Stockport County]Amaah

Lamare Bogarde [Bristol Rovers]Amaah

Aaron Ramsey [Burnley] Lacagta lama shaacin

Cameron Archer [Sheffield United] Lacagta lama shaacin

Finn Azaz [Plymouth]Amaah

Chisom Afoka [Bradford]Amaah

Ashley Young [Everton] – Si xor ah ayuu ku tegay

Declan Frith – Waa fasaxay

Hayden Lindley – Waa fasaxay

Arjan Raikhy – Waa fasaxay

Ruben Shakpoke – Waa fasaxay

Myles Sohna – Waa fasaxay

Jed Steer – Waa fasaxay

Brad Young – Waa fasaxay

18

Bournemouth

In

Tyler Adams [Leeds] Lacagta lama shaacin

Justin Kluivert [Roma] Lacagta lama shaacin

Romain Faivre [Lyon] Lacagta lama shaacin (sent onAmaah to Lorient)

Hamed Traore [Sassuolo] £20m

Milos Kerkez [AZ Alkmaar] Lacagta lama shaacin

Andrei Radu [Inter Milan]Amaah

Out

Siriki Dembele [Birmingham] Lacagta lama shaacin

Jefferson Lerma [Crystal Palace] – Si xor ah ayuu ku tegay

Jack Stacey [Norwich City] – Si xor ah ayuu ku tegay

Brooklyn Genesini [Swindon] – Si xor ah ayuu ku tegay

Ben Pearson [Stoke] Lacagta lama shaacin

Will Dennis [Kilmarnock]Amaah

Mark Travers [Stoke]Amaah

Junior Stanislas – Waa fasaxay

Josh Popoola – Waa fasaxay

Tarik Gidaree – Waa fasaxay

Matthew Burgess – Waa fasaxay

Christopher Francis – Waa fasaxay

Brooklyn Genesini – Waa fasaxay

18

Brentford

In

Nathan Collins [Wolves] £23m

Kevin Schade [Freiburg] £22m

Mark Flekken [Freiburg] £11m

Neal Maupay [Everton]Amaah

Kim Ji-soo [Seongnam] Lacagta lama shaacin

Ethan Brierley [Rochdale] Lacagta lama shaacin

Ethan Laidlaw [Hibernian] Lacagta lama shaacin

Romeo Beckham [Inter Miami] Lacagta lama shaacin

Erion Zabeli [Oxford United] – Si xor ah ayuu ku tegay

Out

Sergi Canos [Valencia] Lacagta lama shaacin

David Raya [Arsenal]Amaah

Pontus Jansson [Malmo] – Si xor ah ayuu ku tegay

Mads Bech [Midtjylland] Lacagta lama shaacin

Daniel Oyegoke [Bradford]Amaah

Fin Stevens [Oxford]Amaah

Matthew Cox [Bristol Rovers]Amaah

Paris Maghoma [Bolton]Amaah

Tristan Crama [Bristol Rovers]Amaah

Ben Winterbottom [Welling]Amaah

Alex Gilbert [Middlesbrough] – Si xor ah ayuu ku tegay

Paris Maghoma [Bolton]Amaah

Saman Ghoddos – Waa fasaxay

Tariqe Fosu – Waa fasaxay

Joel Valencia – Waa fasaxay

J’Neil Bennett – Waa fasaxay

Lachlan Brook – Waa fasaxay

Nico Jones – Waa fasaxay

Roco Rees – Waa fasaxay

Roy Syla – Waa fasaxay

Lucias Vine – Waa fasaxay

18

Brighton

In

Ansu Fati [Barcelona]Amaah

Joao Pedro [Watford] £30m

Carlos Baleba [Lille] £23.2m

Bart Verbruggen [Anderlecht] £16.3m

Igor Julio [Fiorentina] £14.5m

Jacob Slater [Preston North End] Lacagta lama shaacin

Mahmoud Dahoud [Borussia Dortmund] – Si xor ah ayuu ku tegay

James Milner [Liverpool] – Si xor ah ayuu ku tegay

Out

Moises Caicedo [Chelsea] £115m

Alexis Mac Allister [Liverpool] £55m

Robert Sanchez [Chelsea] £25m

Antef Tsoungui [Feyenoord] Lacagta lama shaacin

Taylor Richards [Queens Park Rangers] Lacagta lama shaacin

Aaron Connolly [Hull] Lacagta lama shaacin

Michal Karbownik [Hertha Berlin] Lacagta lama shaacin

Kjell Scherpen [Sturm Graz]Amaah

Abdallah Sima [Rangers]Amaah

James Beadle [Oxford United]Amaah

Marc Leonard [Northampton Town]Amaah

Jeremy Sarmiento [West Brom]Amaah

Yasin Ayari [Coventry]Amaah

Carl Rushworth [Swansea]Amaah

Ed Turns [Leyton Orient]Amaah

Odel Offiah [Hearts]Amaah

Toby Bull – Waa fasaxay

Billie Clark – Waa fasaxay

Matthew Everitt – Waa fasaxay

Teddy Jenks [Forest Green] – Si xor ah ayuu ku tegay

Todd Miller – Waa fasaxay

Sam Packham – Waa fasaxay

Haydon Roberts – Waa fasaxay

Casey Gabriel-Shann – Waa fasaxay

Jack Spong – Waa fasaxay

Fynn Talley [Peterborough] – Si xor ah ayuu ku tegay

Lorent Tolaj – Waa fasaxay

Antef Tsoungui – Waa fasaxay

Ben Wilson – Waa fasaxay

18Burnley

In

James Trafford [Manchester City] £19m

Mike Tresor [Genk] £15m

Dara O’Shea [West Brom] £7m

Luca Koleosho [Espanyol] £2.6m

Aaron Ramsey [Aston Villa] Lacagta lama shaacin

Sander Berge [Sheffield United] Lacagta lama shaacin

Zeki Amdouni [Basel] Lacagta lama shaacin

Jordan Beyer [Borussia Monchengladbach] Lacagta lama shaacin

Lawrence Vigouroux [Leyton Orient] Lacagta lama shaacin

Michael Obafemi [Swansea] Lacagta lama shaacin

Hannes Delcroix [RSC Anderlecht] Lacagta lama shaacin

Nathan Redmond [Besiktas] – Si xor ah ayuu ku tegay

Jacob Bruun Larsen [Hoffenheim]Amaah

Logan Pye [Man United ] – Si xor ah ayuu ku tegay

Out

Ashley Barnes [Norwich] – Si xor ah ayuu ku tegay

Lewis Thomas [Harrogate] – Si xor ah ayuu ku tegay

Wout Weghorst [Hoffenheim]Amaah

Bailey Peacock-Farrell [AGF Aarhus]Amaah

Michael Mellon [Morecambe]Amaah

Will Norris [Portsmouth] – Si xor ah ayuu ku tegay

Lukas Jensen [Lincoln] – Si xor ah ayuu ku tegay

Luke McNally [Stoke]Amaah

Chelsea

In

Moises Caicedo [Brighton] £115m

Romeo Lavia [Chelsea] £58m

Christopher Nkunku [RB Leipzig] £52m

Cole Palmer [Man City] £40m

Axel Disasi [Monaco] £38.5m

Nicolas Jackson [Villarreal] £32m

Robert Sanchez [Brighton] £25m

Lesley Ugochukwu [Rennes] £24m

Deivid Washington [Santos] £17.2m

Kendry Paez [Independiente del Valle] Lacagta lama shaacin

Djordje Petrovic [New England Revolution] Lacagta lama shaacin

Dujuan Richards [Phoenix All Stars Academy] Lacagta lama shaacin

Angelo Gabriel [Santos] Lacagta lama shaacin

Alex Matos [Norwich] Lacagta lama shaacin

Diego Moreira [Benfica] Lacagta lama shaacin

Ishe Samuels-Smith [Everton] Lacagta lama shaacin

Out

Kai Havertz [Arsenal] £65m

Mason Mount [Manchester United] £55m

Christian Pulisic [AC Milan] £20m

Mateo Kovacic [Manchester City] £30m

Romelu Lukaku [Roma]Amaah

Ruben Loftus-Cheek [AC Milan] £15m

Callum Hudson-Odoi [Nottingham Forest] £5m

Kalidou Kouilbay [Al-Hilal] Lacagta lama shaacin

Edouard Mendy [Al-Ahli] Lacagta lama shaacin

N’Golo Kante [Al-Ittihad] – Si xor ah ayuu ku tegay

Cesar Azpilicueta [Atletico Madrid] – Si xor ah ayuu ku tegay

Ethan Ampadu [Leeds] £7m

Hakim Ziyech [Galatasaray]Amaah

Kepa Arrizabalaga [Real Madrid]Amaah

Lewis Hall [Newcastle]Amaah

Tino Anjorin [Portsmouth]Amaah

David Datro Fofana [Union Berlin]Amaah

Cesare Casadei [Leicester City]Amaah

Angelo Gabriel [Strasbourg]Amaah

Andrey Santos [Nottingham Forest]Amaah

Diego Moreira [Lyon]Amaah

Mason Burstow [Sunderland]Amaah

Dujon Sterling [Rangers] – Si xor ah ayuu ku tegay

Baba Rahman [PAOK] – Si xor ah ayuu ku tegay

Derrick Abu – Waa fasaxay

Prince Adegoke – Waa fasaxay

Tiemoue Bakayoko – Waa fasaxay

Nathan Baxter [Bolton] – Si xor ah ayuu ku tegay

Juan Castillo – Waa fasaxay

Bryan Fiabema – Waa fasaxay

Joe Haigh – Waa fasaxay

Henry Lawrence – Waa fasaxay

Sam McClelland – Waa fasaxay

Silko Thomas – Waa fasaxay

Ethan Wady – Waa fasaxay

Jayden Wareham – Waa fasaxay

Charlie Webster [Heerenveen]Amaah

Dion Rankine [Exeter]Amaah

18

Crystal Palace

In

Matheus Franca [Flamengo] £26m

Dean Henderson [Manchester United] Lacagta lama shaacin

Jefferson Lerma [Bournemouth] – Si xor ah ayuu ku tegay

Rob Holding [Arsenal]

Out

Wilfried Zaha [Galatasaray] – Si xor ah ayuu ku tegay

Rob Street [Cheltenham] – Si xor ah ayuu ku tegay

Luke Plange [Carlisle]Amaah

John-Kymani Gordon [Cambridge]Amaah

James McArthur – Waa fasaxay

Luka Milivojevic – Waa fasaxay

Jack Butland [Rangers] – Si xor ah ayuu ku tegay

Joshua Addae – Waa fasaxay

David Boateng – Waa fasaxay

Ryan Bartley – Waa fasaxay

Maliq Cadogan – Waa fasaxay

Reece Hannam [Stevenage] – Si xor ah ayuu ku tegay

David Omilabu – Waa fasaxay

Daniel Quick – Waa fasaxay

1

Everton

In

Beto [Udinese] £30m

Youssef Chermiti [Sporting Lisbon] £15m

Ashley Young [Aston Villa] – Si xor ah ayuu ku tegay

Arnaut Danjuma [Villarreal]Amaah

Jack Harrison [Leeds]Amaah

Out

Ellis Simms [Coventry] £7m

Neal Maupay [Brentford]Amaah

Yerry Mina – Waa fasaxay

Andros Townsend – Waa fasaxay

Niels Nkounkou [Saint-Etienne] Lacagta lama shaacin

Einar Iversen – Waa fasaxay

Isaac Price – Waa fasaxay

Tom Davies [Sheffield United] – Si xor ah ayuu ku tegay

Harry Tyrer [Chesterfield]Amaah

Lewis Warrington [Plymouth]Amaah

Stanley Mills [Oxford]Amaah

Fulham

In

Timothy Castagne [Leicester] Lacagta lama shaacin

Steven Benda [Swansea] Lacagta lama shaacin

Raul Jimenez [Wolves] £5m

Calvin Bassey [Ajax] Lacagta lama shaacin

Adama Traore [Wolves] – Si xor ah ayuu ku tegay

Out

Aleksandar Mitrovic [Al-Hilal] Lacagta lama shaacin

Shane Duffy [Norwich] – Si xor ah ayuu ku tegay

Kevin Mbabu [Augsburg]Amaah

Kieron Bowie [Northampton Town]Amaah

Ibane Bowat [TSV Hartberg]Amaah

Luciano D’Auria-Henry [Cheltenham]Amaah

Terry Ablade [Carlisle]Amaah

Joe Bryan [Millwall] – Si xor ah ayuu ku tegay

Thorsteinn Antonsson – Waa fasaxay

Paulo Gazzaniga [Girona] – Si xor ah ayuu ku tegay

Sonny Hilton – Waa fasaxay

Sylvester Jasper – Waa fasaxay

Neeskens Kebano [Al-Jazira] – Si xor ah ayuu ku tegay

Ziyad Larkeche [QPR] – Si xor ah ayuu ku tegay

Jonathon Page – Waa fasaxay

Steven Sessegnon – Waa fasaxay

Jean-Pierre Tiehi – Waa fasaxay

Liverpool

In

Dominik Szoboszlai [RB Leipzig] £60m

Alexis Mac Allister [Brighton] £35m

Ryan Gravenberch [Bayern Munich] £34m

Wataru Endo [Stuttgart] £16.2m

Out

Fabinho [Al-Ittihad] Lacagta lama shaacin

Jordan Henderson [Al-Ettifaq] £12m

Rhys Williams [Aberdeen]Amaah

Calvin Ramsay [Preston North End ]Amaah

Sepp van den Berg [Mainz]Amaah

Fabio Carvalho [RB Leipzig]Amaah

Jakub Ojrzynski [Den Bosch]Amaah

Roberto Firmino [Al-Ahli] – Si xor ah ayuu ku tegay

James Milner [Brighton] – Si xor ah ayuu ku tegay

Alex Oxlade-Chamberlain [Besiktas] – Si xor ah ayuu ku tegay

Naby Keita [Werder Bremen] – Si xor ah ayuu ku tegay

James Norris [Tranmere]Amaah

Jack Bearne – Waa fasaxay

Liam Hughes – Waa fasaxay

Oscar Kelly – Waa fasaxay

Fidel O’Rourke – Waa fasaxay

Oludare Olufunwa – Waa fasaxay

Leighton Clarkson [Aberdeen] Lacagta lama shaacin

Harvey Davies [Crewe Alexandra]Amaah

Adam Lewis [Newport County]Amaah

Owen Beck [Dundee FC]Amaah

Anderson Arroyo [FC Andorra]Amaah

18

Luton Town

In

Tahith Chong [Birmingham] £4m

Ross Barkley [Nice] – Si xor ah ayuu ku tegay

Marvelous Nakamba [Aston Villa] Lacagta lama shaacin

Tim Krul [Norwich] Lacagta lama shaacin

Ryan Giles [Wolves] Lacagta lama shaacin

Mads Andersen [Barnsley] Lacagta lama shaacin

Chiedozie Ogbene [Rotherham United] – Si xor ah ayuu ku tegay

Issa Kabore [Manchester City] – Si xor ah ayuu ku tegay

Thomas Kaminski [Blackburn Rovers] Lacagta lama shaacin

Albert Sambi Lokonga [Arsenal]Amaah

Out

Harry Isted [Charlton] – Si xor ah ayuu ku tegay

Josh Neufville [AFC Wimbledon] – Si xor ah ayuu ku tegay

Sonny Bradley [Derby] – Si xor ah ayuu ku tegay

Admiral Muskwe [Exeter]Amaah

Henri Lansbury – Waa fasaxay

Fred Onyedinma [Rotherham United]

Elliot Thorpe [Shrewsbury Town]Amaah

Jack Walton [Dundee United]Amaah

Joe Taylor [Colchester]Amaah

Manchester City

In

Josko Gvardiol [RB Leipzig] £77m

Jeremy Doku [Rennes] £55.4m

Matheus Nunes [Wolves] £53m

Mateo Kovacic [Chelsea] £30m

Spike Brits [AFC Wimbledon] Lacagta lama shaacin

Out

Cole Palmer [Chelsea] £40m

Riyad Mahrez [Al-Ahil] £30m

Aymeric Laporte [Al Nassr] £23.6m

James Trafford [Burnley] £19m

Shea Charles [Southampton] £15m

Carlos Borges [Ajax] £17.3m

lkay Gundogan [Barcelona] – Si xor ah ayuu ku tegay

Terrell Agyemang [Middlesbrough] – Si xor ah ayuu ku tegay

James McAtee [Sheffield United]Amaah

Taylor Harwood-Bellis [Southampton]Amaah

Tommy Doyle [Wolves]Amaah

Alex Robertson [Portsmouth]Amaah

Finley Burns [Stevenage]Amaah

Rowan McDonald – Waa fasaxay

Benjamin Mendy – Waa fasaxay

Morgan Rogers [Middlesbrough] Lacagta lama shaacin

Kian Breckin [Wycombe]Amaah

Liam Delap [Hull City]Amaah

Callum Doyle [Leicester]Amaah

Manchester United

In

Rasmus Hojlund [Atalanta] £72m

Mason Mount [Chelsea] £55m

Andre Onana [Inter Milan] £47m

Sergio Reguilon [Tottenham]Amaah

Sofyan Amrabat [Fiorentina]Amaah

Altay Bayindir [Fenerbahce] £4.3m

Jonny Evans [Leicester] – Si xor ah ayuu ku tegay

Out

Anthony Elanga [Nottingham Forest] £15m

Alex Telles [Al Nassr] Lacagta lama shaacin

David de Gea – Waa fasaxay

Mason Greenwood [Getafe]Amaah

Zidane Iqbal [Utrecht] £850,000

Dean Henderson [Crystal Palace] Lacagta lama shaacin

Fred [Fenerbahce] Lacagta lama shaacin

Ethan Laird [Birmingham City] Lacagta lama shaacin

Ethan Galbraith [Leyton Orient] – Si xor ah ayuu ku tegay

Di’Shon Bernard [Sheffield Wednesday] – Si xor ah ayuu ku tegay

Nathan Bishop [Sunderland] Lacagta lama shaacin

Marc Jurado [Espanyol] Lacagta lama shaacin

Will Fish [Hibernian]Amaah

Charlie McNeill [Stevenage]Amaah

Phil Jones – Waa fasaxay

Axel Tuanzebe – Waa fasaxay

Di’Shon Bernard – Waa fasaxay

Eric Hanbury – Waa fasaxay

Charlie Wellens – Waa fasaxay

Manni Norkett [Nottingham Forest] – Si xor ah ayuu ku tegay

Logan Pye [Burnley] – Si xor ah ayuu ku tegay

18

Mount has been awarded the No. 7 shirtCredit: Getty

Newcastle

In

Sandro Tonali [AC Milan] £52m

Tino Livramento [Southampton] £40m

Harvey Barnes [Leicester] £38m

Yankuba Minteh [Odense Boldklub] Lacagta lama shaacin

Cathal Heffernan [AC Milan] Lacagta lama shaacin

Reece Byrne [Bohemians] Lacagta lama shaacin

Lewis Hall [Chelsea]Amaah

Out

Chris Wood [Nottingham Forest] £15m

Allan Saint-Maximin [Al-Ahli] Lacagta lama shaacin

Karl Darlow [Leeds] Lacagta lama shaacin

Matty Bondswell [Newport]Amaah

Yankuba Minteh [Feyenoord]Amaah

Jay Turner-Cooke [St Johnstone]Amaah

Jamal Lewis [Watford]Amaah

Kell Watts [Wigan]Amaah

Garang Kuol [FC Volendam]

Max Thompson [Northampton]Amaah

Niall Brookwell – Waa fasaxay

Ciaran Clark – Waa fasaxay

Dan Langley – Waa fasaxay

Matty Longstaff – Waa fasaxay

Josh Stewart – Waa fasaxay

Isaac Westendorf – Waa fasaxay

Nottingham Forest

In

Chris Wood [Newcastle] £15m

Anthony Elanga [Manchester United] £15m

Murillo [Corinthians] £15m

Nicolas Dominguez [Bologna] Lacagta lama shaacin

Callum Hudson-Odoi [Nottingham Forest] £5m

Odysseas Vlachodimos [Benfica] Lacagta lama shaacin

Nuno Tavares [Arsenal]Amaah

Gonzalo Montiel [Sevilla]Amaah

Manni Norkett [Manchester United] – Si xor ah ayuu ku tegay

Ola Aina [Torino] – Si xor ah ayuu ku tegay

Matt Turner [Arsenal] Lacagta lama shaacin

Andrey Santos [Chelsea]Amaah

Out

Brennan Johnson [Tottenham]

Remo Freuler [Bologna]

Will Swan [Mansfield] Lacagta lama shaacin

Braian Ojeda [Real Salt Lake] Lacagta lama shaacin

Sam Surridge [Nashville SC] – Si xor ah ayuu ku tegay

Steve Cook [QPR] Lacagta lama shaacin

Jack Colback [QPR] – Si xor ah ayuu ku tegay

Cafu [Rotherham] – Si xor ah ayuu ku tegay

Josh Bowler [Cardiff City]Amaah

Oli Hammond [Cheltenham Town]Amaah

Josh Bowler [Cardiff]Amaah

Loic Mbe Soh [Almere City]Amaah

Jonathan Panzo [Cardiff]Amaah

Andre Ayew – Waa fasaxay

Jesse Lingard – Waa fasaxay

Jordan Smith – Waa fasaxay

Lyle Taylor – Waa fasaxay

Billy Fewster – Waa fasaxay

Alex Gibson-Hammond – Waa fasaxay

Ryan Hammon – Waa fasaxay

Nicky Hogarth – Waa fasaxay

Adnan Kanuric – Waa fasaxay

Lewis Salmon – Waa fasaxay

Sheffield United

In

Tom Davies [Everton] – Si xor ah ayuu ku tegay

Cameron Archer [Aston Villa] Lacagta lama shaacin

Anis Slimane [Brondby] Lacagta lama shaacin

Benie Traore [Hacken] Lacagta lama shaacin

Yasser Larouci [Troyes]Amaah

James McAtee [Manchester City]Amaah

Auston Trusty [Arsenal] Lacagta lama shaacin

Vinicius Souza [Lommel SK] Lacagta lama shaacin

Out

Sander Berge [Burnley] £12m

Illiman Ndiaye [Marseille] Lacagta lama shaacin

Sander Berge [Burnley] Lacagta lama shaacin

George Broadbent [Doncaster Rovers] Lacagta lama shaacin

Jake Eastwood [Grimsby Town] Lacagta lama shaacin

Harry Boyes [Wycombe]Amaah

Jack O’Connell – Waa fasaxay

Billy Sharp – Waa fasaxay

Enda Stevens [Stoke] – Si xor ah ayuu ku tegay

Kyron Gordon – Waa fasaxay

Tottenham

In

James Maddison [Leicester City] £40m

Brennan Johnson [Nottingham Forest]

Micky van de Ven [Wolfsburg] £34m

Alejo Veliz [Rosario Central] £13m

Ashley Phillips [Blackburn] £2m

Manor Solomon [Shakhtar Donetsk] – Si xor ah ayuu ku tegay

Guglielmo Vicario [Empoli] Lacagta lama shaacin

Dejan Kulusevski [Juventus] Lacagta lama shaacin

Out

Harry Kane [Bayern Munich] £100m

Harry Winks [Leicester] £10m

Sergio Reguilon [Manchester United]Amaah

Djed Spence [Leeds]Amaah

Dane Scarlett [Ipswich]Amaah

Japhet Tanganga [Augsburg]Amaah

Lucas Moura – Waa fasaxay

Jamie Bowden – Waa fasaxay

Kallum Cesay – Waa fasaxay

Malachi Fagan-Walcott – Waa fasaxay

Marqes Muir – Waa fasaxay

18

Maddison is the latest arrival at SpursCredit: Getty

West Ham

In

Mohammed Kudus [Ajax] £38m

Edson Alvarez [Ajax] £34m

James Ward-Prowse [Southampton] £30m

Konstantinos Mavropanos [Stuttgart] Lacagta lama shaacin

Sean Moore [Cliftonville] Lacagta lama shaacin

Out

Declan Rice [Arsenal] £105m

Gianluca Scamacca [Atalanta] £21.5m

Jean-Ricner Bellegard [Strasbourg] Lacagta lama shaacin

Arthur Masuaku [Besiktas] £2m

Nikola Vlasic [Torino] Lacagta lama shaacin

Flynn Downes [Southampton]Amaah

Kamari Swyer [Crawley Town]Amaah

Freddie Potts [Wycombe Wanderers]Amaah

Krisztian Hegyi [Stevenage]Amaah

Manuel Lanzini – Waa fasaxay

Brian Kinnear – Waa fasaxay

Mipo Odubeko – Waa fasaxay

Armstrong Okoflex – Waa fasaxay

Wolves

In

Boubacar Traore [Metz] £9.5m

Santiago Bueno [Girona] £8.5m

Enso Gonzalez [Libertad] Lacagta lama shaacin

Matt Doherty [Atletico Madrid] – Si xor ah ayuu ku tegay

Tom King [Northampton Town] – Si xor ah ayuu ku tegay

Tommy Doyle [Man City]Amaah

Out

Matheus Nunes [Man City] £53m

Ruben Neves [Al-Hilal] £47m

Nathan Collins [Brentford] £23m

Conor Coady [Leicester] £8.5m

Raul Jimenez [Fulham] £5m

Goncalo Guedes [Benfica]Amaah

Ryan Giles [Luton Town] Lacagta lama shaacin

Jeong Sang-bin [Minnesota United] Lacagta lama shaacin

Hayao Kawabe [Standard Liege] Lacagta lama shaacin

Tyler Roberts [Doncaster]Amaah

Luke Cundle [Plymouth]Amaah

Dexter Lembikisa [Rotherham United]Amaah

Chem Campbell [Charlton]Amaah

Adama Traore [Fulham] – Si xor ah ayuu ku tegay

Joao Moutinho – Waa fasaxay

Diego Costa – Waa fasaxay

Michael Agboola – Waa fasaxay

Lee Harkin – Waa fasaxay

Luke Matheson – Waa fasaxay

Taylor Perry – Waa fasaxay

Jack Scott – Waa fasaxay