Dufcaddii 19-aad ee ka baxda Machadka Dacwa oo munaasabad loogu Qabtay Hargeysa.

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 320 ardayd oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aana kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Dacwa.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada  Maamulka Machadka, waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi