Shir looga hadlayo sidii loo heli lahaa biyo nadiif ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
118

Shirka Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee wasaadaha Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DF, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay Muqdisho ee caasimada dalka.

shirka oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa waxaa looga hadlayay sii shacabka soomaaliyeed ay u heli lahaayeen loona gaarsiin lama biyo nadiif ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad