Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xariga ka jaray laanta Bangiga Dowladda ee Magaalada Baydhabo.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray laanta Bankiga dhexe ee Magaalada Baydhabo.

 

Xariga jarka Bankiga dhexe ee Magaalada Baydhabo waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha bangiga dhexe ee dowlada ,xildhibaano,wasiiro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim