Dadkii ku hantibeelay dab ka kacay Jowhar oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
179

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dad ubadan danyar iyo ganacsato yar yar ayaa ku hanti beelay dab kii ka kacay suuqa Hanti wadaag ee magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeele.

 

Dadka uu saameeynta ku yeeshay dabka ayaa waxa ay isugu jiraan ganacasatada yar yar , Haweenka shaaha kariya , iyo qaybo kale oo kamid Suuqa..

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.