In ka badan 17 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 17 Arday oo dhameysatay quraanka kariimka isla markaana ka aflaxay madarsada cabdulahi binu cumar

waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka madarsada bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen