Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka suuqyada Baladweyne.

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ama malaayga ee suuqyada magaalada Baldaweyne kadib markii kaluumeysatada ay webiga ka heleen kuluun badan.

kalluunka ayaa xiliyada uu raqiiso waxaa kafaaiidaysto bulshada magaalada Baldwyne maadaama ay aad uisticmaalaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.