Shir ku saabsan tayo dhowrka oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa magaalada Garowe ka daah-furey Shir weynaha 1-AAD Taya dhowrka Puntland.

Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka shirka mas’uuliyiin katirsan waaxda tayo dhowrka, Wasiiro katirsan maamulka Puntland iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.