Hooyooyiin ku nool Baladweyne oo dhameeyaya heerka koowaada ee Jaamacadda.

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Cantral ee magalada Baladweyne waxaa sanadkaan ka qalin jabiyay  gabdho aad u da .yar isla markaana Hooyoyin ah.

Gabdhahan oo dhamey Heerka 1 ee Jamacadda Central ee magaalada Baladweyne ayaa u dhabar adeegay caqabado badan oo soo wajahay waqtii ay ku jireen waxbarshada Jamacada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.