Dhismaha wadda Interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Warta Nabadda ee Muqdisho.

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono Suuqa Xariyaale ee degmada Warta Nabadda.

Waxa ka soo qeyb kalay madasha dhagax dhiga gudoomiyaha degmada Warta Nabadda Seynab Maxamud Warsame iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.