Natiijadda imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiyadda sare ee Puntland oo la shaaciyay

0
123

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Puntland ayaa Magaalada Garowe ku qabatay munaasabada lagu shaacinayay natiijadda imtixaanka ee fasalka  12-aad ee Dugsiyadda sare.

Munaasabadda shaacinta natiijada ayaa waxa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda Waxabarashada putland, Mas,uuliin ka socday maamulka putland, Bahda Waxbarashada iyo maamulada dugsiyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.