Dhallinyarada Baladweyne oo Bilaabay in bartaan xirfado ay noloshooda ku maareeyaan.

0
99

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro badan oo kunool magaalada Baladweyne ayaa wax ay bilaabeen inay bartaan xirfadaha gacanta si ay uga shaqeeystaan iygoo xirfadahaan kabarta iskuulka Himas.

Dhallinyaradan oo iskugu jira wiilal iyo gabdho  ayaa inta badan la baraa xirfado iskugu jira tolista dharka, cilaan saarka .cilida bixinta moobeelada iyo cunta karinta.

Warbixibtan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.