Aqoon karoorsi ku saabsan Xalinta Khilaafaadka oo laga daahfuray Degmada Walawayn ee gobalka Shabeelaha Hoose.

0
82

Wasiiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose ka daahfuray tababar ku saabsan xalinta Khilaafaadka.

Daah furka tababarka ayaa waxa kaso qayb galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha maamulka KGS , maamulka Degmada walaweyn , Dhallinyaro, Odoyaal dhaqmeed iyo qayb kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi