Masjid cusub oo laga daahfurey Berbera.

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay masjidka Salmaan Al faarisi oo laga hirgaliyey XaafadDa Buule qaran oo kamid ah xaafdaha ku yaalo magaalada.

Munaasabadda daah furka masjidka ayaa waxa kaso qayb galay Culimo u diin ,maamulka Magaalada Berbera, Macalimiin , Arday iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey