Arday dhameysatay jaamacadda Goolis oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-lnkabadan 183 arday ayaa ka qalinjabiyay jaamacadda golis ee magaalada Hargeysa islamarkaana baratay Kuliyadaha kale Duwan ee jaamacadda .

Waxa ka qeyb galay munaasabadda maamulka Jamaacadda Golis’ Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud