Magaalada Muqdisho Oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Xuquuqda Caruurta.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda XFS ayaa magaalada Mudqdisho ku soo gebagabeysay tababarkan oo ku saabsanaa ilaalinta xaquuqda Caruurta.

Waxaa ka qeybgalay tababarka hay,adaha ka shaqeeya cadaalada ,xubno kamid ah booliska,wasaaaradaha waxbarashada,caafimaadka iyo wasaaradda haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim