Kulan loogu Hadalay wadada isku Xerta degmooyinka Luuq iyo Doolow oo lagu qabtay Kismaayo.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland ayaa gudoomiyey kulan lagu hadlaayay daraaseynta iyo qiimaynta dhismaha Wadada isku xirta Degmooyinka Luuq iyo Doolow.

kulanka ayaa waxaa kasooqayb galay wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Dowaladda gobaleedka Jubbaland wasiirka Aminiga xidhibaano katirasan Jubbaland Agaasimaha guud wasaaradda dib udhiska iyo guryeenta Dowaladda gobaleedka Jubbaland maamulka gobalka gado iyo maamulka dagmad Doolow.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Madxamuud.