Ardey ka baxday iskuulka tusmo ee magaalada Baladweyne

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 15 Arday oo dhameysatay fasalka 8 ee iskuulka Tusmo ee Magalada Baladweyne.

waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka iskuulka , Bahda waxbarashada, Waalidiin, dhaqatiir , iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.