Arday dhameeysatay barashada quraanka Kariimka oo Munaasbad loogu qabtay Magaalada Baladweyne.

0
136

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 7 arday oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka kariimka ee Al luqmaan ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka,Waalidiin,macalimiin ,Jamciyada Siraaji, Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.