Ardey xifdisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Baladweyne.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 12 ardayd oo dhameeysatay Xifdinta qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday madarasada Al Raxma ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay maamulka madarasada, Waalidiin, macalimiin , Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.