Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magalaada Baydhabo.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hoos u dhac xoogan ayaa laga dareemaa qimaha la iibiyo qudaarta noocyadeeda kala duwan ee Suuqyada Magalada Baydhabo.

Hoos u dhacan ayaa waxaa sababay iyada oo ay yaradeen iibsashada qudaarta Islmarkaana ay soo go’een dalagyadii lagu beeray Beearaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.