Maamulka degmada Baladweyne oo wada qorshe shaqo abuur loogu sameynayo dhalinyarada wax baratay.

0
103

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaro badan oo wax baratay islamarkana ku nool Magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan baahsan kadib markii intooda badan shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen Jaamacaddaha.

Maamulka degmada Baladweyne ayaa wada qorshe shaqo abuur loogu sameynayo dhalinyaradan ay heysato shaqo la’aanta islamarkana wax bartay.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.