In ka badan 70 ardey oo ka gudbay qeybta xanaanada caruurta oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
156

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 70 arday oo ka gudbay qaybta Xanaanada caruurta islamarkaana ka aflaxday Machadka Light House International Academy ayaa munaasabad loogu qabtay Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka light House International Academy, Waalidiin,Macalimiin, Arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.