Gabdho waxbartay oo hal abuur shaqo ka sameystay hareeraha jidadka Muqdisho.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkastoo Wadanka ay kajirto shaqa la,aan baahsan ayaa hadane si ay noloshooda u mareeyaan qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka waxay hal abuur shaqo ka sameysten hareeraha wadada MakA Al-mukarama.

Miisanka lagu ogaado culeyska jirka oo casri ah ayaa waxa hareeraha laamiga MakA Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho ka hirgaliyey lix gabdhood oo waxbartay.

Warbixintan waxa soojeedinayaa Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.