Danyar ku nool Muqdisho oo loo sameyay qaliin indho fiiqis ah

0
122

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cusbitaalka indhaha fiiqista iyo daaweeynta ee Dr.Kooshin ee Magaalada Muqdisho ayaa sameeyay olole isugu jira indho fiiqis iyo daaweeyn lacag la’aan waxa ka faaidaystay In kabadan 800 oo qof kuwaas oo ku nool kaamamka barakacayaasha deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho.

Dadka ka faaidaystay ololahan indho fiiqista ayaa waxa isugu jiraan Odayaal , Haween iyo kuwa kale oo qaba cudurada ku dhaca inhdhaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.