Haween ku nool kaamka doon gaduud ee Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool kaamka doon gaduud xaafadda Kooshin ee magalada Baladweyne ayaa sameystay fursad ganacsi oo ay noloshoda ku mareyaan .

Lacagaha ay ka helan qudaarta iyo bagaashka ay iibiyaan haweenkan ayaan ku fileyn nolosha qoysaskooda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.