Tababar ku saabsan dabagalka iyo qiimeeynta mashaariicda oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Boorama.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ayaa lagu soo gabagabeeyey tababar kusaabsan dabagalka iyo qiimeeynta mashaariicda oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada Qorshaynta somaliland

tababarkan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyey wasaarada Qorshaynta somaliland waxaana kaso qeyb galay xiritaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada Qorshaynta somaliland iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.