Ardey kaalmaha hore ka galay imtixaankii iskuulka Rays oo munaasabad dhirgelin ah loogu qabtay Qardho.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhiirigilinayay ardeyda kaalmaha hore ka gashay imtixaankii sanad dugsiyeedka tagay 2022-2023 ee iskuulka Rays Academy ee Magaaladaasi.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka iskuulka , Bahda waxbarashada, Waalidiin , Macalimiin iyo aradayda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.