Arday ka baxay jaamacadda umadda oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
124

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday baratay cilmiga Adeegga Bulshada islamarkaana ka aflaxay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka jaamacada , mas’uuliyiin katirsan maamulka gobolka banaadir Waalidiin, iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.