Ceel biyood laga hergeliyay magaalo kamid ah Somaliland

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hayadda Al-raxma ayaa Ceelbiyood Kahrrgalisay Degaanka Dhagax Kuure Oo Katirsan Magalada Arabsiyo ee Gobolka Gabileey.

Ceelbiyoodkan laga hergeliyay magaalada Arabsiyo ayaa waxaa baahi weyne u qabay dadka reer miyga ah iyo xoolo dhaqatada.

Warbixintaan waxa soojeedinya Xaawo Aadan Xuseen.