Ciyaartoyda magaalada Baladweyne oo codsaday in wax laga qabto bahiyahooda.

0
141

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana kamid ah ciyaartoyda kubadda cagta gobolka Hiiraan oo u waramay Radio Beerlula ayaa Wasaaradda ciyaaraha Hirshabelle iyo maamulka degmada Baladweyne waxaa ay ka codsaden in loo hirgeliyo garoomo lagu ciyaaro kubadda cagta.

Dhalinyaradan ayaa sidoo kale u baahan ineey helaan qalabka isboortiga sida kubadda cagta dharka iyo kabaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C\qaadir Cumar Ibraahim.